Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo:- Xildhibaannada ku sugan Dhuusamareeb sideey u arkaan in lagu tilmaamo Kalundiyaal?

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankii shalay ee Golaha waxaa ay ka sheegeen in Xildhibaannada ku sugan Dhuusamareeb ay yihiin kuwo kalundiyaal  ah oo aan lagu casuumin kulamada ka socda halkaas.

Hayaeeshee waxaa hadalkaas ka jawaabay Xildhibaan Mohammed Hassan Idris oo kamid ah Xildhibaannada ku sugan Dhuusamaree, isaga oo Wareysi siiyay Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho.

Exit mobile version