Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO:- Weerar qarax ku billaawday oo lagu qaaday Xawaadleey & khasaaro ka dhashay

Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka waxaa ay weerar qarax ku billaawday ku qaadeen degaankw Xawaadleey oo hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Davaal xoogan ayaa weerarka kadib ka dhacay degaanka Xswaadleey, kaas oo dhwxmaray Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab, waxaana markii dambe ku biiray Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka, waxaana dadka ku dhintay kamid ah Taliyihii guutada 3 aad qeybta 27 aad Col Abshir Shataqee.

Halkan ka daawada Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka

Exit mobile version