Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO Sheikh Atam oo soo jeediyey wadahadal dhex mara dowladda & Al-shabaab

Sheikh Maxamed Saciid Atam oo kamid ahaa xubnaha Alshabaab ee buuraha galgala ee deegaanada Puntland ayaa ka hadlay in wadahadal dhexmara dowlada iyo Alshabaab uu abuuri karo wanaag dhanka nabbada ah.

Hoos ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=zi8SOha54bE

Exit mobile version