Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirro dheeraad ah oo ku saabsan Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Qarax khasaare geystay ayaa Maanta ka dhacay Afaafta hore Maqaayada Bule Sky ee agagaarka Taalada Xaawo Taako  ee   gobolka Banaadir .

Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay Maqaayada Bule Sky , waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.

Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay qaraxa 4 kalena waa ay ku dhaawacmeen Qaraxa Maanta ka dhacay Maqaayada Bule Sky ee agagaarka Taalada Xaawo Taako ee gobolka Banaadir.

Exit mobile version