Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO SAWIRRADA: Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga soo gaaray Muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka  dowladda Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay Wafdiga uu hogaaminaayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo sidoo kale Wasiirka Arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar.

 
Exit mobile version