Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO SAWIRRADA: R.W Kheyre oo Gaaray Magaalada Dooxa

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Gaaray Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qadar , waxaana soo dhaweeyay Mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Madaxda dalkaasi.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ay ka qeyb galayaan Shir Caalami ah oo Berri ka furmaya Magaalada Doxa.

Qodobada Shirkaasi looga hadlaayo waxaa ka mid ah Dhaqaalaha,maalgashiga,amniga iyo xiriirka Waddamada Bariga dhexe.

Exit mobile version