Qarax loo adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa xalay ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho , waxaana Qaraxaasi ku dhintay ugu yaraan 3 qof tiro kalena dhaawac ayaa soo gaaray.