Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saakay Kormeer ku tagay Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka dowladda Soomaaliya.
Mudan Kheyre ayaa booqday Xafiisyadda Wasaaradda Haweenka , waxaana uu sidoo kale la kulmay Shaqaalaha ka howlgalla Wasaaradda.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa horay u sheegay in kormeeri doonto Shaqadda ka socota Wasaaradaha dowladda,islamarkaana lala xisaabta midoono.
