Hoolka Doorashada ee Magaalada Cadaado ayaa waxaa kusoo xaadiray dhammaan xildhibaanada Galmudug Marti Sharafta Doorashada ka qeybgalaysa iyo Musharaxiinta , waxaana goordhow Bilaaban doona Codeynta.