Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada Xuska Maalinta Raadiyaha oo Muqdisho ka socota

Munaasabad Ballaaran oo lagu xusaayo maalinta Raadiyaha Adduunka ayaa maanta ka socota Magaalada Muqdisho .

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Qaar ka mid ah Bahda Warbaahinta ee ku sugan Muqdisho iyo ururada ka shaqeeya arimaha Saxaafadda.

Maalinta Raadiyaha ayaa  ah Maalin ku weyn adduunka , waxaana Raadiyeyaasho ay ka mid yihiin kuwo sida aadka ah looga dhageysto Adduunka.

Munaabadaan ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay dad mudda dheer kasoo shaqeynayay warbaahinta Soomaalida .


Exit mobile version