Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada Xasuuqii ka dhacay habeen Hore degmada Qoryooley

Sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose , waxaa ay AMISOM  habeen Hore Baasuuke ku dhufatay Gaari ay saarnaayeen lix qof oo shacab ah oo Marayay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana ku dhintay 6 qof oo shacab ah.

Exit mobile version