Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada Xaalada Goobihii Shalay lagu dagaalamay Magaalada Gaalkacyo

Waxaa Maanta Degan xaalada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug , waxaana badanaa dadkii deganaa xaafada Garsoor iyo sidoo kale Xaafadaha kale magaalada Gaalkacyo ay bilaabeen in ay iskaga qaxaan magaalada , waxaana la sheegaya in ay gaareen deegaanada ku dhow Magaalada Gaalkacyo.

Waxgaradka iyo culimada deegaanada Puntland iyo Galmudug ayaa wadda kulamo kala duwan oo looga hadlaayo xaalada ammaan ee magaalada Gaalkacyo.

Exit mobile version