Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada Weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay Magaalada London

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta kusoo dhigay ninka oo  weerarka ka geystay fagaaraha Russell Square ee Bartamaha Magaalada London.

Dowladda Britain ayaa toddobaadkan waxay sheegtay in a kordhisay Ciidamada Booliska ee ka hawlgala Magaalada London.

Ninka weerarka geystay ayaa la sheegaya in maskaxda looga jiray waxaana da’diisa lagu sheegay 19 sano jir.


 

Exit mobile version