Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Wafdi Ballaaran oo uu hogaaminayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif  ayaa  maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, Waxaana lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Masuuliyiintii soo dhaweeyay Ugaaska ayaa waxaa ka mid ahaa  Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya, General Mukhtaar Xuseen Afrax.

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, ayaa la sheegay in uu  casuumaad ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Exit mobile version