Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo lasoo gaba gabeeyay

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lasoo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray war Murtiyeed.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warmaya in uu Madaxtooyada Soomaaliya uu kusoo xiray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran.

Waa shirkii ugu dambeeyay oo ay yeeshaan hogaamiyeyaasha Madasha wadatashiga Qaran.


Exit mobile version