Inta la xaqiijiyay 13 ruux ayaa ku dhimatay tiro ka badan 20 qofna waa ay ku dhaawacmeen qaraxii Maanta ka dhacay Suuqa Beerta ee degmada Waabari ee gobolka Banaadir .