In ka badan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxii Maanta ka dhacay Iridda Hoteelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho ,waxaana sidoo kale la sheegay tiro intaasi ka badan in ay ku dhaawacmeen.
Hoos ka daawo Sawiradda.