Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo dhaweeyay Madax uu ka mid yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.