Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada NISA oo soo bandhigtay taarigada gaarigii ku qarxay Siinka dheer

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa soo bandhigay taarko lagu sheegay inay tahay tii ku xirneyd gaari maanta ku qarxay degaanka  Siinka dheer.

Taarikada ay soo bandhigeen ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ah mid laga isticmaalo degaanada maamulka Somaliland.

 

 

 

Exit mobile version