Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada NISA oo soo bandhigtay Gaarigii dadka lagu dilay

Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya ayaa soo bandhigay Gaari NOHA ah oo ay sheegeen in  lagu fuliyay weeraradii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho , islamarkaana lagu dilay Afhayeenka hore maamulkii Ximan iyo Xeeb iyo sidoo kale dhaawacii loo geystay taliye ku xigeenkii  hore ee hay’adda Nabad Suggida Xasan dheere.


Exit mobile version