Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa caawa waxa uu noqday Xoghayaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ kadib markii markii tanaasulay musharixii la tartamayay Cali Baashi C/laahi.
Sidoo kale waxaa Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ku guuleystay Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ.
