Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada Madaxweynihii hore ee Jarmalka oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Jarmalka ayaa geeriyooday sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan dowladda Jarmalka.

Madaxweynaha dowladda  Jarmalka ayaa goordhow Warbaahinta u sheegay in isbitaalka uu ku geeriyooday Roman Herzog .

Madaxweynaha Geeriyooday ayaa ahaa hogaamiyihii Jarmalka 1994 ilaa iyo 1999 kii.

“Wuxuu  geeriyooday saacadihii hore ee Taalada waxaana uu ku dhintay  isbitaal u dhow magaalada uu ku dhashay ee gobolka koonfur-galbeed ee Baden-Wurttemberg” ayuu yiri Afhayeen u hadlay dowladda.

Madaxweynahaan ayaa lagu xasuustaa sidii uu dhaqaalaha dalka Jarmalka uu sare ugu qaaday.

Exit mobile version