Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada: Madaxweyne Gaas oo furay kalfadhigii 37-aad

Garowe-RisaalaFM- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa maanta furay kala fadhigii 37 aad ee Baarlamaanka maamulka Puntland.

Kala fadhiga ayaa maanta waxaa goob joog ahaa madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar Camey, saraakiil ciidan, waxgarad iyo culimo.

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa goobta ka jeediyay khudbad aad u balaaran oo uu ka hadlaayey xaalada amman iyo sidoo kale doorashooyinka sanadkaan lagu wado in ay ka dhacaan Soomaaliya.

Exit mobile version