Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada: Galmudug oo soo bandhigtay maxaabiis ay ka qabteen Al-shabaab

Ciidamada maamulka Galmudug ayaa Waxa ay magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigeen maxaabiis ay ka soo qabeetn Al-shabaab.

Ciidanka Galmudug Waxa ay dhanka Kale dhaawac Ahaan u soo Qabteen ilaa 4 kuwaasi oo Ciidanka Galmudug qeybta Caafimaadka Gar Gaar u Fidiyeen.

Tirada la soo Bandhigay Ayaa ahaa 20 kamid ah ururka  Al-shabaab kuwaas oo Galmudug deegaanadeeda soo gaaray.

Exit mobile version