Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo sawirada dabkii Caawa ka kacay Suuqa weyn ee Wadajir

Dab ayaa caawa maqribkii ka kacay Suuqa Weyn ee Degmada Wadajir kaas oo baabi’iyey qeybo badan oo ka mid ah Suuqa iyo hanti , gawaariada dab damiska Gobalka Banaadir  ayaa ku guulaystay daminta dabkaas.

 

Sawir Qaade: Wariye, Cumar Albashiir

Exit mobile version