Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada Dabka ka socda Bakaaraha

Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha saaka salaadii Subax, ayaa weli ka socda Suuqaasi, waxaana uu ku sii fidayaa goobo hor leh oo ganacsi, kuwaasi oo saameyn ballaaran uu ku yeelanayo dabka.

Exit mobile version