Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada: Ciidamo ka tirsan Puntland oo tababar loo soo xiray

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanata waxa uu magaalada Garowe uu tababar ugu soo xiray ciidamo gaaraya ku dhowaad 160 askari.

C/wali Gaas ayaa sheegay ciidamadan maanta tababarka loo soo xiray ay yihiin kuwii difaaci lahaa Puntland gaar ahaan madaxtooyada Puntland.

Exit mobile version