Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada: Arday aragga La’ oo Muqdisho tababar loogu soo xiray

Ilaa iyo 21 arday oo kuwa aragga La’ ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho loogu soo gaba gabeeyay tababar, waxaana tababarkaas uu ahaa mid ay ku baranayeen Qorista iyo Akhrinta Bareelaha ah ayaa muddo 3 bil ah uu u socday.

Guddi ay horey u magacawday Hay’adda Warbaahinta Risaala ayaa caawiyay tababarka ardaydan loo soo xiray.

Exit mobile version