Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO:-Maxaa ka soo bixi kara baarista xasuuqii Gololeey? (Warbixin)

Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay wadaan baaritaano ku aadan sidii lagu ogaan lahaa dilkii Tuulada Gololeey ee degmada Balcad loogu geystay 7 Dhalinyaro dhaqaatiir ka howlgalayay MCH ku yaalla Tuuladaas iyo qof kamid ah dadka deegaanka.

Hadaba Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay Warbixin ka diyaarisay waxa  ka soo bixi kara baarista xasuuqii Gololeey maadaama baarista ay qeyb ka yihiin dad lagu tuhmayo inay qeyb ka ahaayeen xasuuqa.

Exit mobile version