Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO: Maxaa ka jira in ciidanka dowladda kasoo baxeen degaanka Nuur-dugle?

Maamulka Hirshabeelle ayaa beeniyay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay kasoo baxeen degaanka Nuur Dugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo dhawaan ciidanka dowladda ay kala wareegeen Ururka Al-Shabaab.

Cabdiraxmaan Daahir Guure Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Hirshbeelle ayaa oo la hadlay Raadiyow Risaala ayaa sheegay ciidanka deegaanka iyo kuwa xoogga dalka ay wali ku sugan yihiin degaankaasi ayna waddaan howlgallo ka dhan ah Shabaab.

Wasiirka ayaa sidoo kale faahfaahin ka bixiyay tilaabooyinka Hirshabeelle ay ka qaaday dagaal beeleedyada ka socda degaanada hoos yimaada degmada Cadale.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA AY LA YEELATAY RISAALA WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA HIRSHABEELLE.

https://www.facebook.com/RadioRisaala/videos/651739909945963

 

Exit mobile version