Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftaagreen) ayaa sheegay in Maamulkooda oo kaashanaya dadka Shacabka ah ay u diyaarsan yihiin la dagaalanka Al-Shabaab
Wuxuu sheegay in uu guuleystay wajigii koowaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab leyskuna furay wadada xiriirisa Magalada Muqdisho iyo Gobolada dhexe, isla markaana silamid ah uu rajeeynayo in la isku furo Magaalada muqdisho iyo Gobolada koonfur Galbeed.

