Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO:-Madaxweynaha Somaliland oo si kulul uga hadlay dagaalka Laas-Caanood

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa marka hore u tacsiyadeeyay dadkii ku dintay dagaalkii Magaalada Laas-Caanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaadka degaanka.

Muuse Biixi wuxuu sheegay in uu aad uga xun yahay dagaalladii ka dhacay Magaalada Laas-Caanood, isaga oo sheegay in aan laga fuleyn in wixii Siyaad barre uu ku sameeyay Magaalada Hargeysa in uu ku sameeyo magaalo kale.

Halkan ka Daawada hadalka Madaxweyne Muuse Biixi 

Exit mobile version