Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO:- Lafta-Gareen oo Sheekh Aadan Madoobe ku go’doomiyey Xudur

Madaxweyaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa ku go’doomiyay Guddoomiyaha golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Risaala ayaa idiin diyaarisay San Arrimoood oo ku qasbeysa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis lafatagareen inuu ka hor yimaado Shirkii Dib u heshiisiinta K/Galbeed ee Baydhaba).

Halkan ka Daawada Warbixinta 

Exit mobile version