Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO: Hooyo Muumino oo Deeqdii labaad la gaarsiiyay

Muqdisho-RisaalaFM- Hooyo Muumino Aadan Cali oo ku nool Degmada Kaxda, ahna Naafo, maanta waxaa la gaarsiiyay Deeqdii labaad, taasi oo isugu jirtay 3 Boqol oo Dollar, Telefoon iyo Dhar ciideed, horey ayaa Deeqdii koowaad loo gaarsiiyay.

Maamulka iyo shaqaalaha Risaala ayaa Deeqdaasi oo ka timid dhageystayaasha Risaala ku wareejiyay Hooyo Muumino oo 80 sano jir ah.

 

Exit mobile version