Daawo:-Farsamayaqaano Gacantooda kula tartamay Warshad (WARBIXIN) admin 7 years ago Hoos Ka Daawo farsamayaqaano ku sugan Muqdisho ayaa waxaa ay gacantooda kula tartameen Warshado soo saaray wax badan. Warbixinta waxaa diyaariyey oo soo jeedinaya Axmed Tifow Xasan.