Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO:- Duqa Muqdisho oo ku dhawaaqay inay tira koobayaan Goobaha lagu iibiyo Maandooriyaha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay diyaar u yihiin inay ciribtiraan ka Ganacsiga iyo isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya.

Guddoomiyaha oo ka qeyb galayay kulan ka dhacay degaanka Garasbaaleey ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya Hay’adaha Amniga ay isku diyaarinayaan inay tirakoob ku sameeyaan Goobaha lagu iibiyo Maandooriyaha.

Halkan Ka Daawada Warkaan oo dhameystiran.

Exit mobile version