Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO:-Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa goordhow ka bilaabatay doorashada guddoonka Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana ku sugan inta badan Xildhibaannada Cusub ee Maamulka Galmudug.

6 Musharax ayaa u taagan qabashada xilka Guddoonka,waxaana Guddoomiyaha Baarlamaanka u tartamaya Saddex Musharax oo kala ah,Dr. Maxamed Nur Gacal, Cabdinasir Aaden Cismaan.

Sidoo kale Guddoomiye kuxigeenka 1aad ayaa waxaa u taratamaya Saadaq Sheekh yuusuf & Cabdullaahi Xersi Maxamed,halka kuxigeenka labaad ay ku tartami doonaan,Axmed Maxamed Maalin iyo faadumo Cabdi Cali.

Hoos Ka Daawo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Exit mobile version