Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO:- Darawal Gaari oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Maleeshiyaad hubeysana yaa degaan hoostaga degmada Raaga-ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ay kudileen Darawal Gaari oo kamid ah darawalda ka Shaqeeya degaannada gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ehellada Marxuumka ayaa sheegay in gaariga uu waday lagu rasaaseeyay xilli uu marayay degaan u dhow degmada Raag-ceelle, isla markaana dhibaatada dhacday ay ku wargeliyeen Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe jawaabna ay ka sugayaan.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Darawalka la dilay Walaalkiis.

Exit mobile version