Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Ciidamada NISA oo qabtay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay

Ciidanka Nabad suggida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ayaa ku qabtay degmada Boondheere gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa kasoo la soo dhigay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.

Gaariga ayaa la sheegay in la soo dhigay goob ay ku badan yihiin bulshada degmada Boondheere.

Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa sheegay in gaariga noociiso uu yahay Nooho ayna kasoo qabteen degmada Boondheere kasoo ay saarnaayeen Hub sida Zuujino ,bombooyin,xabado,Baasuugayaal,iyo dhagxa qarxa.

Exit mobile version