Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo: Burbur ka muuqda Saldhiga Booliska Afgooye

Burbur xoogan ayaa laga dareemaaya saldhiga ciidanka dowladda Soomaaliya ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose , halkaasi oo dhawaan ay weerar ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Saldhiga dhexdiisa ayaa lagu arkaaya Gawaari ay leeyihiin ciidanka dowladda Soomaaliya ,kuwaa soo ku burburay dagaalkii ay Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Afgooye.

Daawo Sawirada laga soo qaaday saldhiga Ciidanka Booliska degmada  Afgooye oo ay todobaad ka hor weerareen Al-Shabaab.

 

Exit mobile version