Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Claudio Marchisio oo ka hadlay dhawaciisa

juventus ayaa sii wada guulaha xiriirka ah oo ay gaareyso  horyaalka Talyaaniga iyado doneysa in markii shanaad oo isku xigta ay qaato, waxdaa 4-0 ay kaga badisay Palermo shalay, laakiin waxa usoo yeray war aan wanaagsaneyn hogaamiyayaasha Serie A.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Italy Claudio Marchisio ayaa seegi doona Euro 2016 – ka dib markii looga qaaday garoonka bareelo qeybtii hore.

Juventus ayaa xaqiijisay in 30-sano jirkaan jeex jilibka ka gaaray isagoo u baahan qaliin in lagu sameeyo maalmaha soo socda.

Marchisio ayaa soo qoray isagoo warbaahinta bulshada adeegsanaya, “waan ka naxay natiijooyinka baaritaanka, laakiin waa ku qanacsanahay shaqadeyda inana ku dhawacmay.

Exit mobile version