Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Ciidanka dowladda oo la wareegay Ceelbaraf

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa la wareegay degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa Risaala u sheegay in ciidanka ay si buuxda gacanta ku hayaan hadda.

Degmada Ceelbaraf ayaa  Al-Shabaab  u ahaa marrin muhim u ah oo ay isaga kala gooshaan gobolada Hiiraan,Shabeellaha Dhaxe iyo Shabeellaha Hoose.

 

Exit mobile version