Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Cadaado oo laga mamnuucay in shirar lagu qabto

Gudoomiyaha Cusub ee Degmadda Cadaado Cabdi kariin Maxamed Cilmi ayaa Warqad ka soo baxday Xafiiskiisa Ku amray in Wax Shirar ah iyo isu imaad lagu qaba Karin Magaaladda Cadaado iyadoo aan Fasax laga heysan Maamulka.

Exit mobile version