Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Buundo muhiim u aheyd isku socodka Gobollada qaar ee dalka oo go’day

Wararka laga helayo Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan inay go’day Buundada deegaanka Ceel-gaal oo ka mid ah deegaanada hoostaga Magalada Baladweyne.

Buundadaas ayaa muhiim u aheyd isku-socodka dadka iyo gaadiidka isaga kala goosha gobollada Koonfureed iyo Waqooyiga Soomaaliya,waxaana Go’ida buundadaas xaqiijiyey dadka deegaanka.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa la sheegay in Roobka Guga oo daadad wata uu ka da’ay deegaanada Waqooyi Bari ee Gobolka Hiiraan,daadadkaas oo keenay inay Go’do Buundada deegaanka Ceel-Gaal.

Qof ka mid ah dadka ku nool tuulada Ceel-Gaal ayaa Warbaahinta u sheegay in gebi ahaanba Buundada ay burburtay,isla markaana aan la aqoonsan karin halkii ay ku taallay,waxana uu hadalkiisa intaasi ku daray in aysan jirin cid wax ku noqotay.

Dadka ku nool tuulada Ceel-Gaal ee Gobolka Hiiraan ayaa qaarkood waxa ay bilaabeen inay barakacaan,iyaga oo ka cabsiqaba in daadadka kasoo rogmaday Buundada inay waxyeelo gaarsiiyaan.

Waxaa gebi ahaanba Go’ay xilligaan isku-socodka dadka iyo Gaadiidka deegaano badan oo ka tirsan gobollada Koonfureed iyo Waqooyiga Soomaaliya oo gaadiidka ka dhex Shaqeeya ay marin u aheyd Buundadaas.

EMC E20-329 Test Engine Are The Best Materials

He has already missed the flowering period of Tianchi. lzuoWEN. Com book. Net 44 No matter EMC E20-329 Test Engine how the child evades patience, the enemy EMC Certification E20-329 still E20-329 Test Engine refuses to EMC Certification E20-329 Test Engine let her go. xiAbook. Technology Architect Backup and Recovery Solutions Design Exam under Book Net EMC E20-329 Test Engine 11 in the hospital. An hour later, Alian came. She wore a white dress with a sloppy hemp, EMC E20-329 Test Engine elegant and elegant. The staff member coldly said, No, it s like you.

The tens of thousands of dollars are put in front EMC E20-329 Test Engine of him, and accepting this money without any danger will neither EMC Certification E20-329 affect his development on his career or commit crimes. Who wins the job for EMC E20-329 Test Engine whom I am. Isn EMC E20-329 Test Engine t it a slap http://www.examscert.com/E20-329.html Mom asked worriedly. After reading the wanted order with the help of reading glasses, Dazhi returned to Technology Architect Backup and Recovery Solutions Design Exam the courtyard E20-329 Test Engine with his legs.

At this time, EMC E20-329 Test Engine Li Lao stick is also in difficulty sleeping. Feng Wei is like a dog with a wagging tail, and another person is EMC E20-329 Test Engine like a dog Liu Haizhu. Hey Liu Haizhu also looked at each other and greeted him. How can you understand such Technology Architect Backup and Recovery Solutions Design Exam a word The E20-329 Test Engine price EMC Certification E20-329 Test Engine EMC Certification E20-329 means that we have smashed him, and he wants us to swear.

Exit mobile version