Hay’ada caafimaadka iyo dowlad Britain ayaa ka digey in toddobaadyada soo socda ay u muuqato in ay wajahayaaan xaalado adag o dhanka Caafimaadka ah.
Shaqaale fasaxyo ku maqnaa iyo xanuunka Covid19 noociisa cusub ayey hay’adaha caafimaadku sheegaan in ay la daalaa dhacayaan fiditaanka xanuunkaas.
Labada dhinac ayaa waxaa ay ugu baaqeen dadweynuhu in ay feejignaadaan oo racaan shuruucda ay dowladu dejisay ee lagu xakameynayo.
Dowladda Britain ayaa waxaa ay kamid tahay dalalka u saameeyya nooca Cusub ee COVID-19, waxaana todobaadkii la so dhaafay uu ku dhacay kumaan ruuxoo kun l dalkaas.

