Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Booliska Nugaal oo loo magacaabay Taliye Cusub

Taliyaha ciidanka booliska maamulka Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax ayaa maanta  xilkii ka qaaday taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir , waxaana uu taliyaha cusub ee ciidanka booliska gobolka Nugaal u magacaabay Gaashaanle sare Ibrahim Maxamed Cabdi (Dooli)

Exit mobile version