Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto banaanbax lagu taageerayo Wasiirada cusub ee uu soo magacabaay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre.
Banaabaxaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir.
Waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir sida Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.
Banaanbaxa ayaa ka dhaci doono Taallada Daljirka Dahsoon.
Waxii kusoo kordha kala soco Risaala.net
