Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa shir wadatashi ah isugu yeeray xildhibaanada labbada Aqal ee Baarlamaanka JFS ku metela Jubbaland.
Axmed Madoobe oo shir Wada tashi ah isugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal Jubland ku matala DFS