Arsenal Oo January Dhameystireysa Saxiixa Javier Hernandez Chicharito
admin
Taageerayaasha Arsenal ayaa wali is weydiinaya xaalada weerar ee kooxdooda, iyadoo Arsene Wenger ugu danbeyn uu ku jiro marxalada uu ku galo suuqa bisha January.
Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in kooxda Gunners isha ku heyso saxiixa weeraryahanka kooxda Bayer Leverkusen Javier Hernandez “Chicharito”
Tababaraha Faransiiska ayaa u baahan xili ciyaareedkaan marka uu furmo suuqa kala iibsiga inuu helo weeraryahankii hore ee Manchester United Chicharito.