Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: xubnaha loo doortay Aqalka Sare doorashada ka socota Cadaado

Magaalada Cadaado Waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya maamulka Galmudug , waxaana xubnahaasi dooranaya xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug.

Ilaa iyo waxaa la doortay saddex xubnood oo kala ah:

Abshir Axmed Maxamuud ( Bukhaari)

Cabdi Xasan Cawaale( Qeybdiid)

Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer)

Waxaa dhiman 5 xubnood walina doorashada waa ay socotaa

Exit mobile version